U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gado

Fal Gudbe (3)
Naxwe-atay, -adatay
Xaraf GSubg GA4 xar
1

Badeeco lacag ku baddalasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaramada Midoobay ayaa ka deyrisay xaalada bani,adannimo ee Soomaaliya hadii aanan la helin sanadka cusub lacago lagu gado cunooyin gar gaar,dadka Soomaaliyeed ayaa qeyb ka mid ah waxaa ay ku tiirsanyihiin inta badan cunooyinka gargaarka ah.

”
“

Al-shabaab ayaa sidoo kale maanta ka mamnuucday Baydhabo in lagu dhexwato gadiidka muraayadaha madow iyo in lagu gado magaalada dhexdeeda jaadka, iyadoo jaadka loo qoondeeyay in lagu iibiyo duleedka Magaalada.

”
“

Ma filayo, kolee inta aan la socdo aniga, weli buug far Soomaali keliya ku qoran oo lagu iibiyo dukaamada buugta lagu gado ee caalamiga ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-atay, -adatay

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan