U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dufan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Subag, saliid, xayr, iwm oo wax lagu iidaanto laguna subkado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Diintii, dadkii iyo dalkiina waxay siisteen dufan yar oo lagu dulleystay.

”
β€œ

. Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe 54. Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh.

”
β€œ

. Koox lagu sheego Xildhibaanno, oo iyagoo u xilanaya dufan aan badneyn, si toos ah iyo si dadbanba u ogolaaday in dalka uu shisheeye cadow ahi maamulo, siduu doonana ka yeelo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

D Β· DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dufan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan