U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siddeetan

Magac Lab
Xaraf SSubg SI9 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhigta kale ee taa ka soo horjeeda waxaa loo qiimeeyaa Boqol iyo siddeetan digrii (180Β°).

”
β€œ

Hooyadan oo da’deedu kor u dhaaftay siddeetan waxaa soo gaadhay dhaawac ah inay lugihii ka jabto.

”
β€œ

Waxaan u soo galay Rasuulka (scw), waxaana ila socotay siddeetan qoys oo reer Daws oo islaamay, weliba islaamkoona wanaagsanaaday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S Β· SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siddeetan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan