U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nasan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Wax nastay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay aaminsanayd inay kaga nasan doonto casharradii ay sida ba’an u dul gawriiri jirtay mudada dheer.

”
“

Axmed Siilaanyo, wuxuu markaa u kicitimay dalka Britain, yeedhay inuu ka nasan doono hawlaha Siyaasadda.

”
“

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in labada casho ee soo socda la nasan doono, wixii ka dambeeyana ay bilaaban doonaan howlaha caadiga ah ee baarlamaanka Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nasan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan