U gudub nuxurka bogga
SABAAD

basar1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo.

2

Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sharoobo oo ka mid ah ragga ka yax-yaxsan basar-xumada Maraykaanku samaynayo ayaa isaga iyo madaxweynayaal kale oo waxay debecsanaan ioy dimoqraadiyada bideen Sadaam Xuseen oo is yidhaahdeen malaa kanaaba ka miyir roon Mr.

”
“

Caasimadda Shankaroonland ee Hargeysa ayaa laga sheegay in ay maydhan kari wayday biyo la’aan darteed, inkasta oo aan dadka weli surmigu madax marin haddana in dhawaanahanba waxaa soo baxaysay basar-xumo biyo suqu-qul ah.

”
“

. In qashinka loo qodo saddex god oo magaalada koonayaasheeda ah 2. In sandaqadaha magaalada dhexdeeda sida qaabka daran looga dhisay basar loo sameeyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
basar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan