U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suuqan1

Fal Magu (1)
Naxwe-qmay, -qantay; -qmi
Xaraf SSubg SU6 xar
1

Wax dhuuban oo caato ah noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maamuluhu wuxuu sheegay in kooxdu hadda u ciyaari jirtay shirkadda ganacsiga ee Hodan Company oo ay hadda uga soo wareegtay suuqan cusub ee Gobanimo.

”
“

Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay dadweyne fara badan, culumo, mas'uuliyiinta xoogaga Islaamiyiinta ah iyo weliba suxufiyiin, iyadoo ay shirkaddu faahfaahin ka bixisay sababta keentay inay suuqan weyn furto.

”
“

Suuqan waxaa la yiraahdaa Garissa Lodge oo isaga laftigiisa loogu magacdarey magaalada ugu weyn degmada Garissa ee gobolka waqooyi Bari ee Kenya kaas oo dhaca dhulka Soomaalida ee loo yaqaan NFD.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-qmay, -qantay; -qmi

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suuqan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD