U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suurad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SU6 xar
1

Muuqaal ama qaab qof leeyahay.

2

114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabayaaga waxa si fiican ugu magac bixisay luqada carabiga oo ku tilmaantay dareeme, (Shaacir) qur’aanka Ilaahayna suurad dhan ayuu Ilaahay ku tilmaamay gabayaaga, ama shucurada, gaar ahaana aayadaha ugu dambeeya.

”
“

Gabadhana waxa wanaagsan ninka ay guursanayso inay saddex dheer tahay: samir iyo edeb iyo suurad wanaag, si uusan u yasin.

”
“

" Dhinaca kale, wadarta suurad waa suwar sida ku xusan Quraanka kariimka, aayadahan oo fasirka af- Soomaali ku noqonaya "Ma waxay dhaheen isagaa Allifay?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suurad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan