Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxaa sabab u noqon kara tacab-khasaarka waxbarasho ee da'-yarteenna qaybaha kala duwan ee bulshada sida: dhallinta laftigooda, waaliddiintooda, maamulka iskoolladooda, macallimiintooda, iyo ardayda sinjiyadaha kale ee ay la fadhi iyo fasalba wadaagaan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
