U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tiir1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf TSubg TI4 xar
1

(-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub.

2

Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh.

3

T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm).

4

Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Qofkii sidaas ugu xasilo sujuuddiisa, run ahaantii markaasi wuxuu helay degganaanshihii loo baahnaa, in lagu xasilo sujuudda waa tiir sidoo kale.

”
“

- Dabadeedna waa inuu u istaagaa si toos ah oo ay degganaansho ku jirto, inta laf kasta ay kaga noqoneyso meesheedii, sidaasna waa tiir.

”
“

Tiirarka diintuna waxay ka kooban yihiin laba tiir oo kala ah:-

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tiir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan