1
Arrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Cali Maxamed Geeddi ayaa qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen Agaasimayaashii Idaacaddaha HornaAfrik iyo Capital Voice Cali Iimaan Sharmaarke iyo Mahad Axmed Cilmi tacsi tiiraanyo leh u diray isagoo sheegay in ay tahay wax laga xumaado.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
T · TI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
