Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.
Asssociated Press (AP) iyo warxumo tashiil Waxay had iyo jeer inoo sheegaan qatarta ay leedahay shareecada islaamka iyo qatarta adduunka kaga soo fool leh Soomaaliya.
“Maamo anigu wallaahi in uu naqasku kugu dhago ma doonayo,” ayay la soo boodday Hooyo Filsan, “intii dad cadow iyo war-xumo-tashiil ah aad la hadli lahayd, waxaan jeclahay in aan ku dhegaysto oo aad hadashid.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
T · TA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag