U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tebi

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf TSubg TE4 xar
1

(f.g) Gudbin, gaarsiin.

2

(f.mg) Xoolihii rimi lahaa oo aan rimin ama beer waqtigii ay bixi lahayd aan la beerin; waqti ka boodid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Qoys iyo qaraabo ka sokow, bulshada suugaanta ayaa si weyn u tebi doonta.

”
“

Waxa aanu shaki ku jirin in Bahda warfaafinta ee Somaliland, gaar ahaanna Radio Hargeysa iyo Wargeysyadu ay tebi doonaan, maqnaanshaha Aw Geesh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

T · TE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tebi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan