U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ubax

Magac Lab
Xaraf USubg UB4 xar
1

Qaybaha geedka qayb ka mid ah oo xubnaha dhalidda iyo abuurku soo maraan; waa caleemo midabyo badan oo qurxoon; xay; man.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Maydadka dad gaaraya 13 qof oo isugu jira haween iyo rag ayaa saakay laga soo saaray xaafadaha Shiirkole, Xamar Jadiid, Al-Baraka iyo agagarka Baar Ubax kuwaasi labo ka mid ah ahaayeen Haween.

”
β€œ

Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in Meydkan ruuxan saaka waabarigii la soo dhigay Isgoyska Baar Ubax oo u dhow Suuqa Bakaaraha.

”
β€œ

qof oo ku dhimatey dagalada Muqdisho Dagaal xoogan oo loo adeegsaday taangiyada dagaalka ayaa galabta ku dhex maray xaafadaha Black Sea iyo Baar Ubax ciidamada dalka Itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U Β· UB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ubax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan