U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ururi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf USubg UR5 xar
1

Wax meel isugu keenid.

2

U u.: kaalmo cid la siinayo dad kala duwan uga qaadid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Labada xirib dhexdooda waxaa ku yaalay hilib buuran oo soo ururi jiray markuu xanaaqo.

”
“

Warbaahinta, waxaannu leenahay qolo waliba sharcigeeda dib ha u eegto, saxaafaddu sharcigeeda ay qorayso dib ha u eegto, xilligan maanta la joogana waa xilli dagaal, naf walayba is-ururi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

U · UR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ururi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan