1
Welwel, murugo.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Inta uu saaxiibkii Aadan ku soo dhawaaday ayuu ku yidhi "haddii nololi murugo, naxdin iyo rafaadba leedahay waan soo maray, habeenada qaarna maan seexan jirin walbahaar dartiis, caawana waadiga arkaya".
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
W · WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
