U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wareersan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf WSubg WA9 xar
1

Wax wareeray ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lama oga halka uu ku dambeyn doono khilaafka labada Shariif u dhexeeya, iyadoo go’aan kama dambeys ahna uu kasoo bixi doono Isniinta toddobaadkan kooxda ICG oo si weyn ugu wareersan khilaafka labada mas’uul ee DFKMG ah ugu sarreeya.

”
“

Shariif ayaa la sheegay inuu ku wareersan yahay khilaafka u dhexeeya xubnaha Baarlamaanka, kuwaasoo gaaray heerkii ugu sareeyay iyadoo aanay jirin fadhiyo ay xidlhibaanadu ku yeelanayaan Muqdisho.

”
“

Waxaase fajaciso noqotay in dhibta iyo saxariirka aynnu innagu isku geysannay ee aan cidka kale loo aanaynayn caalamka oo dhammina ku wareersan yahay jid loo raaco la waayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wareersan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD