U gudub nuxurka bogga
SABAAD

warshad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf WSubg WA7 xar
1

Dhis makiinado waaweyn yaalliin oo alaabta ceeriin lagu farsameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sharciga wadanka u yaalaa ee warshadeynta ma cashuur dhaafbaa in la siiyo warshad-kasta mise waa warshadaha wadanku aad ugu baahanyahay sida kuwa hilibka qasacado ku rida, kuwa hargaha farsameeya,….iyo wixii la mid ah….mise.

”
β€œ

Warshad Sameysa Dharka Ciidamada oo la Dhisayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Cali Diini ayaa maanta dhagax dhigay warshad cusub oo sameyn doonta qalabka ciidamada oo laga dhisayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

”
β€œ

Sharaabka Samaysa Oo Laga Furay Hargeysa Hargeysa (Haatuf): Xaflad ballaadhan oo lagu furayay Warshad cusub oo soo saarta sharaabka laguna magacaabo ILO TANGO ayaa shalay lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
warshad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan