U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxqabasho

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA10 xar
La Mid AhwaxqabadMagac Lab
1

Karti wax lagu fuliyo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Shariif xilka Madaxweynaha loo doortay DF waxay gacanta ku haysay Muqdisho oo dhan iyo Gobolada dalka, maantana waxay ku urursan tahay Villa Somalia, halkaas ayayna ka cadahay waxqabasho la'aanteeda" ayuu yiri Macalin Jiis.

”
“

Waxa kale oo uu innaga dalbayaa inaan fulino ujeedooyin cusub, furnana albaabada cusub ee waxqabasho iyo inaan ku waajahno taxaddiyada inagu SOO jeeda naf cusub oo halgan iyo talo-soosi ku dhisan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxqabasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan