U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wiglo

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WI5 xar
1

Cod maanseed lagu ciyaaro ciyaarta dhaantada; hirwo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu sii kala dhigdhigay qaybaha maansada oo kala ah: gabay, guuroow, shirib, jiifto, geeraar, buraanbur, wiglo, hirwo, dhaanto, heeso isagoo qayb walba mariyey mudnaanteeda iyo maamuuskeeda.

”
“

Wiglo iyo wilwiladii reer Sanaag, Yaasmiin iyo Siciid madasha ku fureen ma xiiso dhicin.

”
“

Kulligood maansada hadday ahaan lahayd gabay, guurow, jiifto, geeraar, shirib, wiglo, hirwo, dhaanto, buraanbur iyo heello.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wiglo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan