U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiifto

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JI6 xar
1

Nooc maansada ka mid ah oo badanaa lagu tiriyo qasaa'idka diinta, gabayadana ka miro yar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Markii ay Ruun aragtay in Bilan jiifto dhulka ismay ogayn goor ay tuurtay salladii iyo alaabo ay siday.

”
β€œ

Waa laba meeris oo jiifto ah. f. Udub li'i cirka taagey.

”
β€œ

Kulligood maansada hadday ahaan lahayd gabay, guurow, jiifto, geeraar, shirib, wiglo, hirwo, dhaanto, buraanbur iyo heello.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J Β· JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiifto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan