U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guurow1

Magac Lab
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Qayb ka mid ah maansada oo gabayga la miisaan ah.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Kulligood maansada hadday ahaan lahayd gabay, guurow, jiifto, geeraar, shirib, wiglo, hirwo, dhaanto, buraanbur iyo heello.

”
“

Waxa aan rajeynayaa haddii uu jirto ruwaayad, maanso, guurow ku saabsan xushmadda in ummadda lagu dhex baahiyo ama tilmaamayo shaqsi ku sifoobay xushmo, fadlan soo qor aan ka faa'ideysto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guurow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan