U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hirwo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HI5 xar
1

Nooc ka mid ah ciyaaraha jaanta iyo jiibta leh oo dhaantada isku bahyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Akhriste, halkaasuun kagama hadhin, waxan maareeyey kala garashada heesaha wiglo, hirwo, dhaanto iyo heello oo ay aad u adkayd kala garashadoodu.

”
β€œ

Kulligood maansada hadday ahaan lahayd gabay, guurow, jiifto, geeraar, shirib, wiglo, hirwo, dhaanto, buraanbur iyo heello.

”
β€œ

Tags: Gabay Cusub oo Wadani ah; oo ah Qoraal iyo Muuqaal hirwo,hoobaalay,saylici,buraanbur, herimaahee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H Β· HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hirwo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan