U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaabo

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA5 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa xasuusin mudan in dabkii baxaya biyo ku shubid mooyee xaabo ku kordhis lahayn.

”
“

Balse tababaraha ayaa isagu midkaayaba ka kale ka hor keenay, waxaanay taasi noqotay sidii xaabo iyo dab.

”
“

Markiiba saddex dhaadheer ayay xaabo ku shiteen oo ay saareen Qamandi sidiisii ah oo aan saxar laga goyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan