U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxar

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Cad qori, caws ama wax kale ka soo jabay, aad u yar oo dabayshu qaadi karto; firo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ibraahin Cabdi Saxar, gudoomiye.

”
β€œ

Mudane Aadan Jaamac Saxar, Golaha Wakiillada Dadweynaha reer Somaliland waxaa hore u ragaadiyey sicir-barar, maalin kasta si xun kor u kiciya dhammaan nolosha.

”
β€œ

Haa, waayo wixii saxar iyo siigo ku jirtay baa ka soo baxda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan