U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qallalan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf QSubg QA8 xar
1

Wax qoyanaa wax engegay ahaansho.

2

Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bishimuhu way qallalan yihiin.

”
“

Degaanada leh cimiladan aynu xusnay waxaa dhacda marka ay ku da’aan roobabka Gu’ga ee ugu horreeyaa dhulkii oo qallalan, waxaa dhaca fursadaha ugu waaweyn ee uu nabaad-guurku ku dhaco.

”
“

Raashinkaas oo isugu jira qayb ka mid ah Timir ay hay’adda Iqaasada Islaamku u keentay in lagu caawiyo dadka jilicsan ee Gobolka iyo Raashin qallalan oo ka kooban; Bariis, Sonkor iyo Daqiiq ay ku deeqeen dawladda hoose ee Berbera iyo Maamulka Dekeddu.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qallalan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan