Tusaale Dheeraad ah3
β
Jamhuuriyada Somaliland Waxay yeelatay Afar (4) Madaxweyne oo Xukunka Isaga danbeyay Madaxweynaha Haatan talada haya iyo kii ka horeeyayba waxa lagu soo doortay Doorasho dadweyne oo toos ah oo si Xor iyo Xalaal ah uga dhacdey Jamhuuriyada Somaliland.
ββ
J: Wel-welka mar walba waanu qabnaa, waanuna qabaynaa ilaa la xaqiijiyo inay doorashadu si xor ah oo xalaal ah u dhacdo.
ββ
Sidaasi darteed waxa haboon ayay Xildhibaanadani yidhaahdeen in mar kale loo kordhiyo xilka si ay Somaliland u gaarsiiyaan doorasho xalaal ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
