U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rays

Magac Lab
Xaraf RSubg RA4 xar
1

Ciid qoyan oo roob ku da'ay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Ururrada UMMADa, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN umay gudbin xisbiyo Qaran iyadoo aad la socotaan in dastuurku caddeeyay inuu dalku yeelanayo saddex xisbi oo kaliya.

”
“

"Dalal badan iyo Midowga afrika ayaan kala hadalnay sidii Neyjeeriya ciidamo ugu diri lahaayeen Soonmaaliya"ayay tiri Susana Rays.

”
“

Nabaad-guurka ay dabeyshu sababto, isagu wuxuu dhacaa marka ay carradu qallalan tahay ee aanay rays lahayn, marka waxaa loo baahan yahay in ay beertu ris leedahay iyo raysba, si looga badbaado.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rays - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan