U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garsoor1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA7 xar
1

Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ururka Garsoor wuxuu ku amanayaa dadka Puntland dulqaadkooda iyo wadaniyadda ay mujiyeen kuna dabaaldegeen xili Puntland ku jirto xaalad nabadgelyo xumo iyo dhaqaale xumo, weliba magalada Galkacyo iyo gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

”
“

Madaxweyne Garsoor Ka Hoos Eeg dirayaa eheladii uu ka tegay marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal Alle ha u naxariistee iyo dhammaan ummada reer Somaliland ee uu ka tegayba.

”
“

Waxaa lagula dirirayaa dulmiga iyo xumaanta, waxaana lagu doonayaa in la helo nabad iyo garsoor wanaagsan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garsoor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan