Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
Baabuur waaweyn inta laga soo buuxiyo oo koox koox looga soo rogo ayaa kolba xayn tiirarka lagu xidhaa oo tacshiirad lagu furaa.
Dalkase aan Alle la damcin wanaag, waxa uu xilku gacanta uga galiyaa, xayn xumaanta ku bahowda.
Mar aan isla waydiintaas weydiiyay wuxuu iigu jawaabay: "Waa mid ka soo fushay caqli ka xoroobay xayn-daabka reernimo, kana koray ku go’aan qaadashada caadifadda aan caqliga ku dhisnayn."
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
X · XA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag