U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xayr

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA4 xar
1

Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah.

2

Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta.

3

Jifi.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Kor markay u kacaan, xayr bay shabbahaan aan midabkeeda dhayda laga garan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xayr - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan