U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daboolan1

Fal Magu (1)
Naxwe-lmay, -lantay
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Weel iwm wax la daboolay noqosho.

2

Wax muuqaalkooda wax kale qariyey noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii ay noo hagaagtana waxaa Soomaaliya ka talin doona Madaxweyne -sida sharcigayagu uu qabo madax daboolan, oo aadan garan doonin inuu walaalkaa yahay iyo inuu reerka cadawgaaga ah yahay.

”
“

"Dowlada Somalia waxay horumar ka sameysay dhinacyo badan, balse ma ahan mid la doonayo inay kasii shaqeyso Somalia, maalin walba waxaa lagu hayaa dagaal, taas waa inaan indhaha laga daboolan" ayuu yiri Zenawi.

”
“

Kalarka qoraxda waa Cadaan, sababtoo ah, kuleelka qoraxda waxoo gaaraa 5.515 garaado. laakiin markii aduunka laga fiiriyo waa jaale, sababtoo ah, aduunka waxaa ku daboolan waxyaabo oo Dabeesha ama duufaanta qoraxda celiyo, taas ayaa midabka bedelaysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-lmay, -lantay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daboolan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan