1
Xilkas ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah3
“
So taasoo lagu wareejin doono hayádaan cusub isaga oo sheegey in PASWE laga sugayo barnaamij baahsan oo ka kooban qorshe wax tar leh, Daawo, Waxbarsho iyo jiheyn isaga oo sheegey in barnaamijkaas uu ku tiirsanaan doono cadaalad iyo xilkasnimo.
”“
Laakiin haddii uu mudanihii hawshaa qaybta ugu muhiimsan ku aaddannaa muujiyo tamashle ay ka muuqato xilkasnimo-darro oo uu xataa awoodi kari waayo shaqo maalmeedkiisa u taal madasha, maxay taasi noqonaysaa.
”“
Iminkaba waxa dad badani u sadburiyaan mas’uuliyiintii Ururka Badbaado oo muujiyey xilkasnimo iyo bislaansho siyaasadeed oo togan, una noqonaya duugyaal wanaagsan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
X · XI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
