U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bislaansho

Magac Lab/Dheddig
Xaraf BSubg BI10 xar
1

bislow.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iminkaba waxa dad badani u sadburiyaan mas’uuliyiintii Ururka Badbaado oo muujiyey xilkasnimo iyo bislaansho siyaasadeed oo togan, una noqonaya duugyaal wanaagsan.

”
“

Saxaafada iyo suxufinimaddu waa muhiim waxayna u baahantahay masuuliyad weyn iyo u bislaansho qoto dheer waayo waxa ay saameyn ku dhex leeyihiin Ra'yu caalamka guud ee dadweynaha iyo miisaan weyn oo bulshadda dhexdeeda ah.

”
“

Waa ninka ku leh: Aqoonyaridu ummadda waxay dhaxalsiisaa in ay kala saari kari waydo shalay iyo maanta; siinka iyo saadka, saliidda iyo biyaha, caadifadda iyo xaqiiqda,arrimahan oo u baahan bislaansho caqliyeed iyo mid cilmiyeed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bislaansho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan