U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meesi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf MSubg ME5 xar
1

Duunyada la dhaqdo nooc ka mid ah.

2

Isku m.: isku fil; isku nooc.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heesaha riyaha: Marka hore meesi kasta oo xoolaha ka mid ahi waxa uu leeyahay heeso loo qaado, hadii ay tahay marka la carraabinayo, marka la aroorinayo, marka la daaq-geynayo, marka la daajinayo iyo markastaba.

”
“

Laakiin illaahay xoolaha nooc walba wax buu hibo gaar ah u siiyey oo ay kaga duwan yihiin xoolaha kale ama dheer yihiin ama si kale hadii aynu u nidhaahno nooc kasta ama meesi kastaaba waxa uu leeyahay astaamo dhaqasho iyo manaafacaad gaar ah.

”
“

Xoolaha afartooda meesi waa u raamsi, waa u taah; waa u asool.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meesi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan