U gudub nuxurka bogga
SABAAD

canjeero

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA8 xar
La Mid AhcanjeeloMagac Dheddig
1

Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Canjeero iyo Xulbad ama Canjeero Xulbad waa Canjeero iyo Maraq lagasameeyay xulbad kaasoo ay caan ku yihiin somalida iyo oromada ethiopia ku nool.

”
“

Marka uu guriga tago waxa loo soo dhigaa canjeero indhaha isku haysa oo laba bilaydh dhex hurudda.

”
“

Ninkii doono ha yiraahdo first thing first, dad baa ii jooga oranaya Oodo dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa ama Canjeero siday u kala koreysaa loo kala qaadaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
canjeero - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan