U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xuli

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf XSubg XU4 xar
1

Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho.

2

Wax, wax ka baarasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekhu aad buu u soo dhaweeyay waxaanu u ballan qaadey in uu gabdhaha ta ugu diinta badan u soo xuli doono.

”
“

“Haatan waxaa la jooga xilligi wax garadka ay soo xuli laheed xildhibaano wanagsan, si ay u doortaan madaxda kale ee dowladda oo si kuwaas ay si cadaalad ah wadanka ugu maamulaan” ayuu yiri Xaaji Maxamed Yaasiin.

”
“

Mahiga ayaa xusay in uu rajeynayo in shirka ay ka soo bixi doonaan wax ummadda Soomaaliyeed u dan ah, isagoo uga mahadceliyay odayaasha muddada saddexda bilood oo ay u fadhiyeen sidii loo soo xuli lahaa ergooyinka ansixinta dastuurka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xuli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan