Tusaale Dheeraad ah3
β
Sanadkii 1559kii, Amiir Nuur wuxuu markiisii ugu horaysay weerar lixaad leh ku qaaday Gobolka la oran jiray Fatajar halkaasna waxay isaga hor yimaadeen ciidamadii Boqor Galawdewos oo horay uga war helay in Amiir Nuur weerar ku soo yahay.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
A Β· AM
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
