Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Biyo badeed badan, dhul aad u ballaaran ku fadhiya oo adduunka u kala qeybiya qaarado, sida Atlaantigga, Hindiya iwm.
Meel badda dhexdeeda ah oo xeebta ka fog.
Taas oo ay ula jeedeen in Kiristaanka dhulka deggan laga badan yahay oo ay ku dhex nool yihiin badweyn islaam ah.
Wuxuu dareemayaa sidii qof badweyn mugdi ah af nibiri lagu tuuray.
Madaxweyne Thabo Mbeki, wuxuu kale oo ku sheegay khudbadii furitaanka ee uu ka jeediyay Shirka Johannessberg in ay dunidu tahay Jasiirad wadamo hodan ah oo ay ku wareegsan yihiin badweyn ah dalal sabool ahi, waxa kale oo uu intaa ku daray Mr.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
B · BA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag