1
Baansiin.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Adeegagaasha Ereteriya iyo Cigaalayda carbeed: Waxaa iyana xusid mudan raga u adeegaya danaha siyaasadeed ee Erateriya iyo Danaha batrool iyo istraatiijiyo ee Carbeed.
ββ
Waxaana la xaqiijiyey inay boqolaal qof ay qabteen xoogagii Soomaaliya nolol ku aaseen, qaar kalena intay batrool ku shubaan kabriid ku qabtaan, halka ay qaar kalena intay isku xidh-xidhaan rasaasta ku furayeen.
ββ
Mishiinada ay ka mid yihiin baabuurta, wershadaha, diyaaradaha, maraakiibta iyo wax wal oo ku shaqeeya Batrool ama naafto, waxaa ay leeyihiin saamayn degaan oo ah qiiqa ay hawada ku soo kordhiyaan mishiinadaasi markay gubtaan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
