Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Hadal ama cod dheer oo nafley badan isku mar sameyso.
Dad ama xoola badan oo meel isugu yimid.
Buuq iyo sawaxan badan ka dib waxa aannu u dhammaynay socdaalayaashii arrimihii ka xidhnaa oo dhan.
Isku soo wada duuboo guud ahaan fadhigii Baarlamaanka PL ayaa maanta ku soo gabagaboobey jawi wanaagsan oo aan buuq laheyn.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe oo kulanka shir-gudoominayay ayaa sheegay in doorashada Madaxweynuhu ay dhacayso berri, taasoo buuq weyn dhalisay, balse doodo badan kadib ayaa cod la geliyay doorashada.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
B · BU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag