Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxaa jira in bakhaaraddu waxay la soo baxeen loo adkaysan waayo, oo ay ku tacadiyaan dukaamadda yar yar, iyo jeeblayaasha soo koraya, waxaad arkaysaa bakhaarkii oo iibinaya daasad boorash ah ama beer dacas ah, taas oo dhib ku ah dukaamadda soo koraya.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-syo, m.dh
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
