U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adkaysan1

Magac Lab
Xaraf ASubg AD8 xar
La Mid Ahadkaysi1Magac Lab
1

Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ecuador, oo ay hadda ugu horrayso ka qaybgalka koobka adduunka waxay u adkaysan weyday khibradda Talyaaniga oo saddex goor oo hore ku guulaystay koobka adduunka.

”
“

Markii loo adkaysan waayay falalki waxashnimada ahaa ee ummadda lagu hayay, ayaa waxa bilaabantay in maalinkasta laga tallaabo xuduudda Itoobiya, si loogu biiro xooggagii SNM ee hubka u qaatay in ay dadkooda xorreeyaan.

”
“

Roobabkani ayaa ahaa kuwa wata Dabaylo iyo Baraf aysan xoolaha iyo dadkuba u adkaysan karin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adkaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD