2
Tusaale Dheeraad ah3
β
Fadhigan baaqday ayaa lagu macneeyay cabsi soo food-saartay xildhibaanada baarlamaanka, taasoo ka dhalatay weerar gantaalo ah oo lala beegsaday xarunta baarlamaanka fadhigii ugu dambeeyay ee lagu ansixiyay miisaaniyada dowlada.
ββ
Waa hubaal, haddii dadka reer Somaliland ay xilligan dhidibada u adkeeyaan saddexdaa arrimood ee aynu soo sheegnay, in aynu si fudud uga gudbi karro xaaladda cusub ee ina soo food-saartay.
ββ
Dawladihii bixin jiray kalmooyinkaas waxey ku mashquulsan yihiin sidii ay dalalkooda uga badbaadin lahayeen dhibaatooyinka dhaqaale ee soo food saaray.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
F Β· FO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
