Tusaale Dheeraad ah3
β
Cabdilaahi Cismaan Jaamac (Geeljire) ayaa saxaafada u sheegay in aanu weerarkani ahayn mid argagixiso balse uu yahay muran dhex maray laba nin oo qaraabo hoose ah kuwaasi oo isku qabtay arrimo iyaga dhexdooda ah.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rayaal, m.l/dh
Xarafka
G Β· GE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
