Tusaale Dheeraad ah3
“
Dadka deegaanka ah waa qomiyada Digil iyo Mirifle oo kala ah Biimaal, Tuni, Jiida,iyo qabiilo kale oo yar yar ah sida Jareer. shacabkeedu waa dad jecel yihiin nabada.
”“
Banaanbaxan oo laba jeer kala dhacay ayaa kan koowaad waxaa dhigay qowmiyada Jareer weyne ee degta webiga Shabeelle, iyagoo ka cabanayey magacaabista ra’iisul wasaare Geeddi uu u magacaaway maamulka cusub gobolka Sh.
”“
Dagaalkaan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo siyaasadeed una dhexeeya beelaha Jareer-weyne ee daga Gobollada Jubbooyinka, iyadoo deegaannada lagu dagaalamay ay dadkii ku sugnaa ka qaxeen.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
J · JA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
