Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego.
Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin.
Fogaan gelin socod ah.
Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo.
Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.
Axmed Jimcaale Geeddi, Taliyaha ciidamada Badda Gen.
. Waxaan ku heshiinney in ammaanka iyo caddaaladdu ay muhiim u yihiin in la helo geeddi-socod siyaasadeed oo guuleysta iyo horumarkaba.
Cabdullaahi Axmed Afrax iyo Xildhibaan Cabdullaahi Geeddi Shadoor oo wada socda ayaa shalay ka badbaaday qarax miino iyadoo mid ka mid ah ilaaladooda uu qaraxaasi ku geeriyooday halka shan ka tirsan booliskii ilaladana ay ku dhaawacmeen.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
G · GE
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag