Tusaale Dheeraad ah3
β
Heshiiskan oo ay Kenya ku hunguriyayneyso dhul-badeed uu bedkiisu ka badan yahay 100,000km2 (boqol kun oo kiilomitir oo labojibbaaran) waa mid ka mid ah heshiisyo dhagareed isdabataxan oo dhamaantood habeen mugdi lagu wada saxiixay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
K Β· KI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
