1
1.
Ereyada La Xidhiidha
kal 1. Waqtijeermar. Tus. "Cali kol baan arkay". 2. K.ba: mar walba. 3. K.ka: haddabasidaas darteed. 4. K.kiiba: isla waqtigii. 5. K.naba ama k.laba: si kastabadhab ahaan. 6. Waa k. iyo laba: marmar buu dhacaa. kol2 xi. K.ka ama k.kii: erey lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. "Kolka uu geelu oomo ayuu olol badnaadaa."
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
kolal, m.l
Xarafka
K · KO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
