1
Gaashaan.
Tusaalooyin
β
Maaddaama roob uu da'ayo iska joog
βTusaale Dheeraad ah3
β
Jaajuumow iyo Aw Koombe isku masrax taagan cidaan ku qoslin erey walba oo ay yiraahdeen, goobtaas uma joojin inay helaan waxay hobalada habaynkaas u hayeen oo maad, qosol iyo murti taariikh leh oo dhaqan iyo sooyaal ku dheehan.
ββ
Waxase taas ka sii maad badan isbarbardhigga TPLF gelitaankoodii Addis Ababa iyo gelitaankii SNM ee dalka.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do/-dooyin, m.l
Cilmiga
Riwaayad (riw.)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
