Tusaale Dheeraad ah3
“
Baydhabo (AllPuntland) - Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobalka Baay Cabdifataax Ibraahim Geesey ayaa socdaal ugu kicitimay deegaano ka mida gobalka baay, halkaasoo ay ugu kuur galayaan xaaladaha nabadgelyo iyo abaaro laga soo sheegay halkaas.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
fals.
Xarafka
N · NA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
